samedi 26 avril 2008

HAMBALYO AROOSKII QARNIGAW.

waxaannu halkan si farxad leh hambalyo iyo boogaadin ugu diraynaa hadaannu nahay dadka hoos ku saxeexan kalana jooga Soomaliya,usa,uk,austeraliya,Imaaradka carabta,switzerland ,Kenya Iyo Qatar.Arooskii qiimaha iyo qaayaha lahaa ee xalay 25/04/08 ka dhacay Gobolka Sool degmada Xudun arooskaas oo ay ku aqal galeen Mudane Fuad Cabdidahir Axmed Xayir iyo Marwo Khadra Jaamac Aadan Cadde waxaannuna leenahay noqda reerkii lagu naste lagu nagaado,Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano ,annagoo isla markaana u mahad celinaynaa dadka sida heerka sare ah uga soo qayb galay oo kor udhaafayey kun qof.
Waxaa hambalyada diraya intan iyo in kaloon la soo koobi karin
Reer maxamed Axmed xayir
Reer Abdiqani Aadan Cadde iyo dhamaan reer aadan cadde
Reer Abdisamiic Axmed Xayir
Ree maxamed Yusuf Nuur Cadar(dhagafiin)
Reer Cabdidaahir Axmed Xayir
Reer Axmed Maxamed Cigaal Cyme
Reer cabdirisaaq Axmed Xayir
Reer Baashe Xasan Cadde
Reer Bashiir Axmed Xayir
Sahra Axmed Xayir
Reer cabdullahi Axmed Xayir
Abdi axmed Ali Askar (cabdi kuus)
Adeer maxamed Cali Guuleed
Abdirashiid Xaaji Waranle
Adeer Yuusuf Cali guuleed
Reer Caynaashe Xaaji Maxmuud Xiir
Reer Cabdicasiis Axmed Xayir
Asha Axmed Xayir iyo caruurteeda
Xaali Ibraahim
Fawsiya Faarx Cali guuleed
Nasra Faarax Cali Guuleed
Amina Axmed Xayir
Faadumo Axmed Xayir
Kaltuun Axmed Xayir
Maryan Axmed Xayir
Cibaado Ibraahim
Maxamed yuusf
Reer faarax muuse Warsame.

0 commentaires:

Archives du blog