Daawo Xafladii Sanadguurada 2aad ee ssc Oo Kadhacday Colombus Ohio

Daawo Xafladii Sanadguurada 2aad ee ssc Oo Kadhacday Colombus Ohio

Heeso ,Dance iyo Gabay wadani ah oo oo cajiiba oo uu tiriyey abwaan reer ssc ah lana hadlaya Dir iyo Daaroodba asagoo ereyadiisii ay ka mid ahaayeen
Hadduu uu hawiye dabar go’oo,duumo wada xaaqdo,
ama bm  darandooriya,daqarro gaadhsiiyo
 idinna kama dambayseen mindhaa la ba diraacoode,
duqawdiyo waxgaradkoow dhexgala,qoomka diriraaya.