Saxaafada SSC oo Wareysatay Isimada Garoowe Fadhiya

Dhagayso Barnaamika Martida Todobaadka ee Xargaga Online oo warysi ka qaaday qaar ka mida Isimada Garoowe: Garaad Abdillahi Soofe, Garaad Saleebaan Buraale, Ugaas Abdillahi Esse,Garaad Abdisalaan, Garaad Abshir Salaax oo ka waramay shirka khaatumo(2) iyo meesha ay ka taagan yihiin..

Listen