Waraysi Xasaasi ah Madaxa Sirdoonka SSC (Video)

Madaxa Ciidamada sirdoonka SSC ee dhawaan shaaciyey waraysiyo iyo shirar hoos hoose oo uu la galay isla markaana caalamka u soo baahiyey munaafaqadda iyo qudhunka ku aasan madaxda goonni goosatada SNM,ayaa mar labaad u soo bandhigay DarwiishTV mahadi ha ka gaadhe, habka ay u fashiliyeen Kooxdaas,hadaba shardiid wuxuu idiin soo bandhigaya waraysigaas iyo qaar ka mida waraysiyadii hore ee geeska Afrika ku reebay taariikhda lama illaabaanka ah.

Waana ka ee nala dhegaysta -----------SIILAANYO
Halkan Ka Dhagayso ———- > Qaybtii Hore Ee Sirtii Laga Helay Jamahda Siilaanyo Part1
Halkan Ka Dhagayso ———- > Qaybtii Labaad Ee Sirtii Laga Helay Jamahda Siilaanyo Part
Faysal Cali Dhurwaa ama Waraabe

Dhagayso Faysal Cali Waraabe Part 1
Halkan Ka Dhegayso Maxamed Kaahin
Dhagayso Nuux Taani
Dhagayso Nuux Taani
Dhagayso Maxamed Kaahin part 1&2
Dhagayso Maxamed Kaahin Part 3
Dhagayso Axmed Cadami